Cudurka Wuhan Fayras (Wuhan novel coronavirus Infection)

Cudurka Wuhan Fayras (Wuhan novel coronavirus Infection)

Cudurka Wuhan Fayras (Wuhan novel coronavirus Infection)
Cudurka Wuhan Fayras (Wuhan novel coronavirus Infection)

Cudurka Wuhan Fayras (Wuhan novel coronavirus Infection) By Dr Yasin Abdi

Wuhan coronavirus waa fayras cusub oo ugub ah (a new novel coronavirus, nCov) waxana lagu magacaabi karaa si ku meel gaadh ah “Wuhan novel coronavirus (WN-CoV)” in kastoo WHO (Laanta Caafimaadka Adduunka) ku talisay in la odhan karo 2019-nCoV (n is for novel, CoV is for coronavirus). Haddaba, si aan wax uga ogaanno fayraskan cusub waxan si guudmar ah qoraalkan soo socda ugu eegi doonnaa WN-CoV, cudurka WN-CoV, sifooyinka iyo marxaladaha kala duwan ee cudurka WN-CoV, halistiisa, siyaabaha looga hortagi karo iyo tallaabooyinka shakhsigu ama qofku isku ilaalin karo.

Xusuusin: Maqaalkan waxa hore loogu daabacay Wardheer News, Feb 2020 ka hor intii aanu cudurku adduunka wada gaadhin.